wizz

wizz

@khaalid155

Events

17

News

307

Claps

0

Toos Ula Soco Wararka Maalinta Ugu Dambeysa Suuqa Xagaaga

Suuqa kalka wareegga ayaa xermaya wax ayna kooxo badan dagaal ugu jiraan in ay ku guuleystaan saxiixyyo dhowr ah oo ay daba joogaan waxaana jiraya hishiisyo dhici doona saacadaha ugu dambeeya Caawa saqdhexe ayuu xermayaa suuqa kala iibsiga gaar ahaan 12-ka xiliga Somaliya

Toos : Iksu Aadka Champion-ka Ee Xilli Ciyaareedkaan

Waxaa goor dhaw bilaabanaya xafladda isku aadka Champion-ka oo xuilli ciyaareedkaan leh xiiso gaar ah

Toos : Suuqa Kala Iibsiga Ee Caawa Xermaya

Kuklanta wacan oo wanaagsan bahda kooxda.com ku soo dhawaada tabin toos ah oo ku aadan suuqa kal wareegga ee caawa xermaya . Insha alaah inta tabaarteena waxaan ku dadaaleynaa in aan xoogga saarno in warar aysan idin dhaafin

LIve : Xafladda Abaal Marinta Kubadda Dahabka

Kulan wacan aqristayaal ku soo dhawaawada tabin toos ah oo ay kooxda.com ku sameyneyso xafladda abaal marinta kubadda dahabka ee Zurich ka dhaceysa

Haalkaan kala

warara

Toos Ula Soco : Xafladda Lagu Sameynayo Isku Aadka Wareega Group-yada Champions League-ga

Xafladda lagu sameynayo isku aadka wareegyada Group-yada Champion-ka ayaa ka bilaabatay magaalada Monaco ee dalka France iyadoo daba socoto munaasabadda loogu dhawaaqayo laacibka sanadka oo ay ku tartamayaan Messi , Ronaldo iyo Suarez

Halkaan Toos U Kala Suuqo Warar Suuqa Kala Wareegga Ee Caawa Xermaya

Suuqa kala iibsiga ayaa caawa si rasmi ah u xermaya waxaana jira dhaq dhaqaaq xooggan oo ku aadan suuqa xilli la filayo in kooxaha qaarkood xilli hore oo maanta ah soo afaraan hishiisyo ay u dhaw yihiin

Toos Gool24 Ugala Soco Wartarka Suuqa

Garabka duula ee jarmalka Andre Schurrle ayaa ka tagay Chelsea isagoo u saxiixay heshiis afar sano iyo bar ah naadiga reer jarmal ee Wolfsburg. Maalmihii ugu dambeeyay ayaa labadan koox isku jiijiidayeen qiimaha ciyaaryahankan, balse markii ay xirmi rabtay galabta daaqada kala iibsiga ee jarmalka ayay Wolfsburg o golaatay aduun dhan £24.5m.

RASMI : Andre Schurrle U Wareegay Wolfsburg.

Garabka duula ee jarmalka Andre Schurrle ayaa ka tagay Chelsea isagoo u saxiixay heshiis afar sano iyo bar ah naadiga reer jarmal ee Wolfsburg. Maalmihii ugu dambeeyay ayaa labadan koox isku jiijiidayeen qiimaha ciyaaryahankan, balse markii ay xirmi rabtay galabta daaqada kala iibsiga ee jarmalka ayay Wolfsburg o golaatay aduun dhan £24.5m.

Live : Maalinta Ugu Dambeysa Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartooyda

Maalin wanaagsan , ku soo dhawaada tabinta tooska ah ee suuqa kala iibsiga ciyaartooyda kaasi oo xermaya caawa 12-ka waqtiga geeska africa Waxaan aqristayaasheena u balan qaadeynaa inta awoodeena ah in aan xoogga saareyno soo gudbinta wararka ugu dambeeya ee suuqa kala iibsiga ciyaartooyda ee caawa xermaya haddii alle idmo , waxa aynu saaka ku bilaabeynaa hishiisyada dhacay ee waa weynka xilli ay iska soo daba dhici doonaan wararka akal wareegga