RASMI : Andre Schurrle U Wareegay Wolfsburg.
Garabka duula ee jarmalka Andre Schurrle ayaa ka tagay Chelsea isagoo u saxiixay heshiis afar sano iyo bar ah naadiga reer jarmal ee Wolfsburg. Maalmihii ugu dambeeyay ayaa labadan koox isku jiijiidayeen qiimaha ciyaaryahankan, balse markii ay xirmi rabtay galabta daaqada kala iibsiga ee jarmalka ayay Wolfsburg o golaatay aduun dhan £24.5m.