Live : Maalinta Ugu Dambeysa Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartooyda
Maalin wanaagsan , ku soo dhawaada tabinta tooska ah ee suuqa kala iibsiga ciyaartooyda kaasi oo xermaya caawa 12-ka waqtiga geeska africa Waxaan aqristayaasheena u balan qaadeynaa inta awoodeena ah in aan xoogga saareyno soo gudbinta wararka ugu dambeeya ee suuqa kala iibsiga ciyaartooyda ee caawa xermaya haddii alle idmo , waxa aynu saaka ku bilaabeynaa hishiisyada dhacay ee waa weynka xilli ay iska soo daba dhici doonaan wararka akal wareegga