Wararkii ugu dambeeyey Suqa kala iibsiga
🎙️ “Kusoo dhawaada Kooxda.com. Waxaan si toos ah idiinkusoo tabin doonaa wararkii ugu dambeeyey ee suuqa kala iibsiga ciyaartoyda, heshiisyada waaweyn, xiddigaha lala xiriirinayo kooxaha iyo dhammaan wararka cusub ee kubadda cagta.