LIVE: xamaas iyo israel oo heshis gaaray?
Magaalada Sharm el-Sheikh ee dalka ayaa Masar waxaa maalintii saddexaad kasocda wada-hadallada xabbad-joojinta ee Gaza, si loo dhammeeyo faahfaahinta qorshaha 20-ka qodob ee madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.