Deadline Day LIVE!:Si Toos Ah Halkaan Ugala Soco Maalinta Ugu Danbeysa Suuqa Kala Iibsiga ciyaaryahanada 2019.

Astaansports,waxa ay idin soo gudbinaysaa wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga ciyaaryahanda,halkaan,waxaa idin kula socod siin doonaa saxiixyada dhacay iyo warakii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga ciyaaryahanda Ingiriiska 2019.

avatar Astaansports