Toos Ula Soco Doorashada Madaxtinimo Ee Somalia

SI Toos Xarunta Doorashada Madaxweyne-nimada ayaa si toos ah loo galayaa hadda, waxaana la dooranayaa Madaxweynihii 9aad ee Soomaaliya Ilaa 22 musharax aya au taagan xilkaas oo ay ku jiraan madaxweynayaal horay dalka u soo maray , haddii aynu nahay Puntlandtimes.com waxa aynu halkaan idinkau sootabineynaa xogag doorahsada daqiiqad inta aan ka garano hadii alle idmo

avatar kooxda