Toos Ula Soco Xafladda Abaal Marinta Kubadda Dahabka

Kullan wacan dhamaan aqristaayaasha kooxda.com kuna soo dhawaada qeybta tabinta tooska ee xafladda abaal marinta kubadda dahabka lagu bixinayo Waxaa sanadkaan ku tartamaya Ronaldo ,Messi iyo Antoine Griezmann ,hadaba dhacdooyinka xafladaas halkaan ayaan idinkugu soo gudbineynaa

avatar kooxda