Live: Toos ula soco maalinta ugu dambeysa ee suuqa kala iibsiga (Deadline day)

Maanta oo Arbaco ah waa maalinta ugu dambaysa suuqa iibka ciyaartoyda, haddaba waxaan idiin soo gudbin doonnaa wax waliba oo ka dhacaya maanta suuqa kala iibsiga xiddigaha.

avatar Gool FM