TABINTA TOOSKA CIYAARTA FINALKA EURO2016.

Caawa ayaa la soo gebogebaynayaa tartanka Euro 2016 oo muddo bil ah ka socday waddanka France, waxaana ciyaarta u dambaysa ay dhex mari doontaa Portugal iyo France. Ciyaarta: France vs Portugal Read more: http://www.cadalool.com/portugal-vs-france-ciyaarta-caawa-ee-finalka-milicsiga-taariikhda-iyo-wararkii-u-dambeeyey/#ixzz4E1npdyFh

avatar Husni