Live: Halkaan Si Toos Ah Ugala Soco Kulanka Dhexmaraya Kooxaha Everton Iyo Chelsea (Wax Walba Oo Ka Dhacaya Goodison Park)

Halkaan ayaad kala socon kartaa wax walba oo kusoo kordha iyo macluumaad walba oo ku saabsan kulanka ka dhacaya Goodison Park ee dhexmaraya kooxaha Everton iyo Chelsea. Kulankaan waa midka ugu horeeya todobaadkaan kulamada shanaad ee horyaalka Ingiriiska waxaana jecelnahay inaan si qoraal ah idinkula socodsiino wax waalba oo ka dhacaya gobolka Merseyside.

avatar Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"