Maalinta ugu dambeysa suuqa kala iibsiga ciyaartoyda Yurub
Barnaamijkaan aan sida tooska ah idinkugula socodsiin doono waxyaabaha dhacaya maalinta ugu dambeysa suuqa kala iibsiga ciyaartoyda Yurub wuxuu hawada ku jiri doonaa ilaa 2am xilliga geeska Africa ama 11pm xilliga UK.